Duufaanta Tembin oo dad badan dishay guryo badana bur burisay (Daawo Sawirada)

Dalka Filibiin waxaa ku dhuftay duufaan xoogan oo dhalisay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana laga cabsi qabaa in khasaaraha duufaantan dhalisay in ay sii kordhaan. Duufaanta Tembin ayaa dishay in ka badan 70-qof qof, waxa ay sidoo kale duufaantan bur burisay dhisamyaal badan oo kuyaala magaalooyinka Tubod iyo Piagapo ee kuyaala … Continue reading Duufaanta Tembin oo dad badan dishay guryo badana bur burisay (Daawo Sawirada)